Bocor (magaca sayniska: Cucurbita) af-carabi: القرع) waa geed ka mid ah qudaarta waliba bahda geed jiifka ah, ee jaadadka badan leh, asalkiisa ayaa ameerika ka soo jeeda, waana qayb waynoo muhiim ah oo ka mida cuntada,
Bocorka ayaa noocyo badan leh
iyo noocyo kale oon dhulka soomaalida ka bixin.